Ku soo dhawaada Wararka Suuqa kala iibsiga ee Ciyaaraha maanta oo aad Maalin kasta kala socotaan Warbaahinta Ciyaaro.com
Real Madrid ayaa muhiimadooda xagaaga ka dhigi doonta saxiixa khadka dhexe ee Borussia Dortmund iyo xulka England Jude Bellingham, oo 19 jir ah. (AS – in Spanish)
Jarmalka ee Karim Adeyemi(Defensa Central – in Spanish)
Barcelona ayaa qandaraas cusub u soo bandhigi doonta ciyaaryahanka khadka dhexe ee Spain Sergi Roberto, oo 30 jir ah. (Mundo Deportivo – in Spanish)
Leeds United ayaa diiday fursad ay kula soo saxiixan lahayd daafaca Ingiriis ee Axel Tuanzebe, 25, amaah kaga yimid Manchester United ka hor inta uusan xirmin suuqa January. (The Athletic, via Metro)
Wakiilka weeraryahanka Liverpool iyo xulka Brazil Roberto Firmino, oo 31 jir ah, ayaa aaminsan in wadahadalada qandaraaska cusub ee kooxda la soo gabagabeyn doono bishaan. (Sky Germany, via Mirror)