Warar dheerad ah ayaa kasoo baxaya Qarax oo ahaa mid gaari nuuca weyn laga soo buuxiyay oo ka dhacay Kala beeyr-ka. BELEDWEYNE

317

Warar dheerad ah ayaa kasoo baxaya Qarax oo ahaa mid gaari nuuca weyn laga soo buuxiyay oo ka dhacay Kala beeyr-ka.

Gaariga Ismiidaaminta loo adeegsaday ayaa Lashegaya in uu ahaa nuuca somalidu u taqaano dheynaha.

Wararka Ayaa Sheegay in banaanka hore Xerada Ciidamada Gaar ah Gorgor Qarax u kadhacay Sida aay Saraakiisha Sheegay,

Gaari dheyna ah oo Lagu Soo raray waxyaabaha Qarax ayaa isku Qarxiyay banaanka hor Xerada Markii aay Ciidamada ka war Helen.

Wali si rasmi ah looma oga inta uu gaarsiisan yahay iyo qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay Qaraxa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here