DAAWO:- MUQAAL”WAR WEYN: RAYSAL-WASAARE ROOBLE OO MAXKAMAD ADDUUN WAJAHAYA KADIB MARKII UU….!

303

WAR WEYN: RAYSAL-WASAARE ROOBLE OO MAXKAMAD ADDUUN WAJAHAYA KADIB MARKII UU….!

 

Raysal-wasaaraha xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa wajahaya Maxkamad kadib markii uu Pro: Cabdidiwahab uu ku dhawaaaqay in cadeymihiisa ay usoo dhameystirmeen.

 

Professor Cabdiwahaab oo kamid ahaa taageerayaashii Nabad iyo Nolol ayaa bishii September ee sanadkii 2021 lagu afduubtay magaalada Nayroobi ayaa tilmaamey in uu Maxkamad la tiigsanayo Maxamed Xuseen Rooble Raysal-wasaaraha xil-gaarsiinta Soomaaliya.

 

“Waxaa Afduubkeeyga ka dambeeya oo malaayiin dollar ku bixiyay Ra’iisul wasaare Rooble, waxaan dhoornar u diray ergo inuu ila fariisto oo ii cadeeyo inuu isaga ka dambeeyaya afduubkeeyga laakiin waa uu diiday inuu ila fariisto.

 

Prof: Cabdiwahaab wuxuu intaa ku darey in dhamaam wixii uu cadeymo ubaahnaa ee la xiriirey afduubkiisa uu dhameystirtay, arrinkiisa uu Maxkamad u gudbin-doono.

 

“Hadda cadeeymaheeyga wey soo dhameystirmeen, waxaan diyaar u ahay inaan maxkamadda Adduunka, mida Sweden iyo maxkamadaha Muqdisho dhamaan inaan ka dacweeyo”.

 

Prof: Cabiwahaab oo September sanadkii hore 2021 laga afduubtay bartamaha magaalada Nayroobi ayaa todobaadyo uxirnaa kooxo uu ku sheegay burcad, uu soo abaabuley Xafiiska Rooble.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here