War-Saxaafadeed Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Hir-shabelle oo shaacisay xiliga u furmaya EMiSka.

Wasaaradda Waxbarashada iyo Taclinta sare e Dowlad Hirshabelle ayadoo ilaalineyso waxbarashada ardayga lana tixgalinaayo daruufaha waalidiinta iyo tan ardayga wax ku barto,
Waxeey soo saartay jadwalka bedelka ardayga ee System ka Adeega EMISka.

War-Saxaafdeedka oo u ku xusanaay Agaasimaha Guud Wasaaradda Mudane Amin Muqtaar Axmed ayaa lagu faray dhamaan Maamulada iskuulada waxbarashada inay ilaaliyaan mustaqbalka ubaddka Soomaaliyeed islamarkaan ay u hogaansamaan awaamiirta Wasaaradda.

Aqriso Lifaaqa hoose.

-DHAMAAD-

XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA WASAARADDA WAXBRASHADA IYO TACLIINTA SARE DOWLADDA HIR-SHABELLE

Share.

Leave A Reply