WAR DEG DEH AH:- sacuudiga Oo Wadankiisa Ka Manuucay duulimaadyada 15 Dal oo ay ku jirto itoobiya iyo Soomaaliya.

38

WAR DEG DEH AH:- sacuudiga Oo Wadankiisa Ka Manuucay duulimaadyada 15 Dal oo ay ku jirto itoobiya iyo Soomaaliya.

15-ka dal ee liiska ku jira ayaa kala ah; soomaaliya”India,Jamhuuriyadda D.Congo, Libya, Indonesia, Lebanon, Syria, Turkey, Iran, Afghanistan, Yemen, Ethiopia, , Vietnam, Armenia, , Venezuela iyo Belarus.

Arintaan ayaa ka dhigan Wadamadan dadkooda Aynan Xajka Ka qayb gali doonin Sanadkan Sida ay qortay Bbc sababta ayey ku sheegeen in gudaha wadamadan uu ka xoogaystay Coronaha.

Wali kam hadal dowladaha La Xayiray Arintaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here