War deg deg ah. Dil Goordhaw ka dhacay Magaalada Baladweyne

384

Kooxa hubeeysan ayaa Goordhaw Xaafada Xaawo-taako ee Magaalada baladweyne ku Dilay Nabadoon Cali  Macalin  Mohamud dheere oo kamid ahaay Waxgardka ugu Miisaanka Culus Magaalada baladweyne Alla ha u Naxariistee.

Amaanka Magaalada baladweyne ayaa faraha kasii baxayay Maalamahii ugu dambeeyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here