Dagaal culus ayaa ka bilowday caasimadda Puntland ee Garoowe, kaas oo u dhexeeya ciidamo ka wada tirsan maamulka. Dhawaqa noocyada kala duwan ee rasaasta iyo hubka culus ayaa si weyn looga maqlayaa magaalada.
Ciidamo kasoo horjeeda diiwaangelinta cod-bixiyayaaasha doorashooyinka qof iyo codka ah ee Puntland ayaa xalay soo galay Garoowe, taas oo soo dadajisay dagaalka labada dhinac.
Bilowga dagaalka ayaa lasoo tabinayaa khasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo durba ka dhalatay dagaalka.
Wixii kasoo kordha kala soco