Wadadan waxay isku xirtaa garoonka diyaaradaha ugaas Khalif ee Beledweyne

127

 

Beledweyne(Radiohalgan.com)- Wararka aan ka heleeyno Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa tibaxaya in
Wadadan waxay isku xirtaa garoonka diyaaradaha ugaas Khalif ee Beledweyne iyo jidka laamiga xaafada Kooshin.

Sawirka koobaad waa xili aanan dib u dhis lagu saneeyn waxaana dhex ceegagay biyaha roobka balse waxaa dib u dhis ku sameeyay hay’ada Save the children.

Dadka xaafadaas ayaa xiligan cabasho ka muujinaya dhac habiinkii halkaas loogu geeysto. Waxaay maamulka, hay’adaha iyo shirkadaha korantada ka codsadeen in wadadaas lagu xiro leeyrarka ku shaqeeya cadceeda ama kuwa korontada si looga hortago burcada habiinkii dhaca u geeysta shacabka.

WQ Wariye Abdirisak M Abdulle 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here