Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Waa kuma Xildhibaanka kusoo baxay kursigii Mahad Salaad?
    Gudaha

    Waa kuma Xildhibaanka kusoo baxay kursigii Mahad Salaad?

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 1, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ilyaas Sheikh Axmed Ibraahim ayaa ku soo baxay doorashada Kursiga #Hop147 ee deegaan Doorashadiisu tahay Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug isagoo kaga Guuleystay Musharrax Aamino Tahliil Warsame oo la tartantay.

    Guddiga KMG ah ee doorashooyinka kuraasta ka banaan Baarlamaanka 11aad ee JFS ayaa doorashada Kursigaan maanta ku qabtay Magaalada Dhuusamareeb iyadoo ay ka qeyb galeen Munaasabadda Masuuliyiin Heer Federaal iyo Heer dowlad goboleed ah.

    Kursiga #Hop147 waxaa baneeyay Agaasimaha Hey’adda Nabad sugidda Qaranka Mahad Maxamed Salaad.

    17 FEBRUARY, 2022, ayaa doorasho ka dhacday Dhuusamareeb loogu doortay mar kale Mahad Salaad kursiga Xildhibaanimo ee HOP#147 oo kamid ah Golaha Shacabka BJFS, waxaana uu baneeyay 26 MAY, 2022 kaddib markii loo magacaabay Agaasimaha NISA.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleDaawo:- Muqaal” Dr’s Maryan Xaaji Cilmi – Wareysi labaad Hab-dhaqankii Maxamed Jaalle Siyaad
    Next Article DAAWO:- MUQAAL EX XILDHIBAAN SOMALI/CANADIAN AH OO BILAA SHAQO AH, AYAA LAGU QABTAY “JAAD” ISAGOO KASOO DEGAY TORONTO AIRPORT

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Guddoomiye ku xigeenka cusub ee Amniga iyo Siyaasadda maamulka degmada Maxaas Mohamed Yuusuf Cumar ayaa maanta gaaray degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    January 23, 2023

    Guddoomiye ku xigeenka cusub ee Amniga iyo Siyaasadda maamulka degmada Maxaas Mohamed Yuusuf Cumar ayaa…

    TOOS U DAAWO: BAYDHABA; War-murtiyeedka Shirka dib u heshiisiinta Koonfur-galbeed.

    February 4, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.