Muqdisho(Radiohalgan.com)-Warar hor- dhac ah oo ay heshay Radio Halgan ayaa ayaa tibaxaya, kadib Wada hadal dheer iyo is wareysi xildhibaanadda iyo siyaasiyiinta beesha,waxa lagu heshiiyey in la ilaaliyo midnimada,wadajirka iyo Salami qeybsiga .
Waxa la isku af-gartay in kursiga wasiirka la siiyo, Xildhibaan Abdirasak Omar ,oo Ka mid ahaa kuwii u codeeyey wareega Koowaad , Madaxweyne Hassan Sheikh aad iyo aad ugu dhow Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Sida Radio Halgan u xaqiijiyeen qar ka mid ah Xildhibannada.
Dhanka kale Kursiga Wasiir -ku xigeenka,
Xildhibaan Abdirahman Gurey sababtoo ah Beesha Cabdi Yusuf wax xil ah beryahaan ma qaban waxa Miiska Sarah Xildhibaan Gurey.
Fiiro Gaar Ah: tani waa hadal haynta Magaalada Muqdisho ma quseeso Radio Halgan hoos ka Aqri.
1:- Cabdalla Samatalis,waxa ay heystaan laba Xildhibaan.
2:-Cali Madaxweyne, Waxa ay heystaan Madaxweyne Ku xigeen iyo Gobolka.& Xildhibaan.
3:- Adeerada Gudoomiye Ku-xigeenka iyo Xildhibaan Aqalka sare ah.
4:- Reer Ugaas Boqortooyo iyo Xildhibaan .
Agoon,Yabar Madaxweyne iyo Yabar Dige codkoodii Koowaad meel qalad ah ayuu aadey ,sidaas daraadeed Waxa ay la shaqeynayaan waa Wasiir Abdirasak Omar