Ururka ONLF ayaa lagu Casuumay inay ka Qayb galaan Caleemo Saraanka

181

Ururka ONLF ayaa lagu Casuumay inay ka Qayb galaan Caleemo Saraanka Madaxwaynaha Somaalia Hasan sheekh Mahamuud.

 

Gudomiyaha ONLF abdirahman maaday iyo xubno kale oo katirsan ONLF Ayaa Muqdisho ka Tagay Saaka si au uga Qayb galaan Caleemo saarka madaxwayne HSN.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here