Ujeedadda safarka Baydhabo ee madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Somalia Hassan Sheikh Mohamud wax baddan ka oggoow oo aadan horrey Ulla socon

289

Sidda lawadda ogsoonyahay Amma lalla wadda socdo maamulka koofur galbeed waxaa gacanta ku haay Amma yagleelay waqti iyo qarash baddan geliyay xisbigii awoodda Dalka gacanta ku haay balse 15kii may loogga awood roonaadday doorashaddii Dalka ka dhacday umad badane daah uusan ka saarneyn innuu daacad u ahaa xisbigaas Hogaamiyaha Koofur Galbeed Abdi’aziz Lafta-gareen.

Nidaamka cusub ee Dalka ka dhashay waxaa welwel ku haay mar walibana ka fikiraayeen siddii wadda shaqeyn Ulla yeellan lahaayeen Maamulka Koofur Galbeed ee uu hogaamiyo Abdi’aziz Lafta-gareen hadaba sidee laggu helli karraa wadda shaqeyn loonna ambaqaaddi karraa geeddi socodka Dowladnimadda xawaare saranne uggu socon karraa Tareenka uu hogaamiyo Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud ayidoo wax collaad ah la’abuurin.

Waxa aay Isla wadda qaateen jamaahiirta uu hogaamiyo Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud in safar laggu aaddo magaalla madaxda ku meel gaarka ah ee maamulka Koofur Galbeed Baydhabo qorshaha horey loosiiqaatay wuxuu ka koobanyahay labo qodon in kastoo shacab-weynaha soomaaliyeed loosheegay safarka innuu yahay mid nabadeed.

Labadda qodob ee ku hoos duugan safarka nadabeed waxeey kalla yihiin in laggu qanciyo Madaxweyne Lafta-gareen in xubin firfircoon ka yahay Tareenka Hassan Sheikh Mohamud wax collaad ahne Amma Dagaal siyaasaddeed laggu forri doonnin madaamma lawadda xasuusto Lafta-gareen innuu si weyn ugga soo horjeedday nidaamka Hassan Sheikh Mohamud Amma uu hirgallo ooraahddii Tareenka waa mid aan buuxsameyn hal codne habba yareetee uusan ka helin Xildhibaanaddii Koofur Galbeed Gabi ahaantood loonna miijiyay collaad baahsan.

Qorshaha labaad wuxuu yahay in lagga dhaadhiciyo in nidaamka Federalka Dalka update laggu sameyn rabo Lanna kalla qiixi doonno Awooddaha Maamul Goboleedyadda iyo Awoodda Dowladda dhexe Barlamaanka Dalkane la hor geyn rabo wax walibane lakalla cadeyn doonno waqti qarash iyo aqoon lagelin rabo Dastuurka Dalkane ladhameystiri rabo.

Haddii uu diido labaas qodob oo aay adagtahay in maamul Goboleed-yadda Dalka aqballaan in awoodda lagalla wareego waa maxay qorshaha u degsan Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud iyo jamaahiirtiisa milkiilayaashaa.

Waxaa wadda hadal lalla geli rabaa Mukhtaar Robow oo ah shaqsi aad ugga cabsooddo Lafta-gareen lanna soo deyn doonno dhaqaalle iyo ciidane lasiin doonno si uu Ulla wareego Awoodda Maamulka Koofur Galbeed xakunkane lagga tuurri doonnaa Lafta-gareen si gambasha laheyn waanna qodobo cad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here