Uganda oo dayaxgacmeed( satelite) hawada sare udiri rabta.

152

Uganda oo dayaxgacmeed( satelite) hawada sare udiri rabta.

 

Uganda ayaa sheegtay in Bisha september ,ee sanadkan 2022 in dayaxgacmeed( satelite) hawada sare udireyso.wasiirka dhaqaalaha iyo maaliyada Uganda mr Matiya Kasaja ayaa sheegay in wadankiisa uu dayaxgacmeed(satelite) hawada sare udirayo ayadoo lakaashaneyso haayada NASA ee dalka Mareykanka.

 

Kasaja ayaa intaa ku daray in dayaxgacmeedkan (satelite) uu xogta kaqaadan doono dayaxgacmeedka(satelite) layiraahda Parl Africa sat-1 oo saldhigiisu yahay Yamopama oo kutaala degmada mukuno ee bartamaha Uganda .

 

Dayaxgacmeedkan(satelite) waxaa loo isticmaali doonaa ogaanshaha saadaasha hawada,ilaalinta deegaanka,qorsha hagaha magaalooyinka,Raadinta macdanta iyo kahortaga musiibooyinka.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here