Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Tirakoob mar kale lagu sameenayo dhammaan shaqaalaha Rayidka iyo Sababta keentay
    Gudaha

    Tirakoob mar kale lagu sameenayo dhammaan shaqaalaha Rayidka iyo Sababta keentay

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 31, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige ayaa shaaciyay in kowda February 2023-ka ay Wasaaradda bilaali doonto tirikoob lagu sameenayo dhammaan shaqaalaha Rayidka ee Dowladda.

    Tirakoobka lagu sameenayo shaqaalaha rayidka ee dowladda Soomaaliya ayaa laba nuuc oo kala ah; mid madax ka tirin ah iyo mid suul saar ah si loo ogaado tirada rasmiga ah ee u xadairta shaqada.

    Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa sheegtay in tira koobka la sameenayo ay hagi doonaan laba Guddi oo loo xilsaaray kuwaas oo kala ah; guddi farsamo oo ah guddi tirokoobka fulinaya, kaas oo raacaya habraaca loo dejiyay iyo Guddiga korjoogtaynta iyo kormeerka habsami usocodka tirakoobka.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleDaawo:- Muqaal Doorashada Codeyn ah oo ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa maanta Lugu Doortay Nabadoonka Guud ee G/Banaadir Beel-weynta Yabar Madaxweyne Nabadoon Cabdiqaadir Cariif Guure (Sawiiro)
    Next Article Sawiiro:- Musharaxiin isku Diiwaangelisay Doorashada Kursi lasii ogyahay qofka kusoo baxaya (Sawirro

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Haweeney madaxweyne Ah Oo Xeer Cusub Kasoo Saartay Kaniinika Uurka Looga Hartago

    March 11, 2023

    Madaxweynaha Honduran Xiomara Castro ayaa qaaday xayiraad muddo 13 sano ah saarneed kaniinada loo adeegsado…

    DEG DEG: Wasiirad caawa lagu dilay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

    January 28, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.