Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Tallaabo ay qaaday DF oo meesha ka saareysa dhaqaale ay heli jirtay Kenya
    Wararka

    Tallaabo ay qaaday DF oo meesha ka saareysa dhaqaale ay heli jirtay Kenya

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 1, 2023No Comments2 Mins Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan soo saartay amar ay hay’adaha gar-gaarka iyo kuwa horumarinta ku faraysay inay sida ugu dhaqsiyaha badan ugu soo guuraan dalka.

    Amarkan oo kasoo baxay wasaaradda qorsheynta iyo maalgashiga caalamiga ah ayaa waxa looga gol leeyahay in kor loogu qaado dakhliga dalka iyo arrimaha shaqo abuurka.

    Go’aankan oo faa’iido badan u leh Soomaaliya, ayaa dhanka kale waxa uu meesha ka saaraya dakhligii faraha badna ee hay’adahan gelin jireen dalka Kenya.

    Hay’adahan ayaa intooda badan hadda degan Kenya, waxaana muddooyinkii dambe faa’iido badan ku qabay dalkaasi, haday noqoto madaxda iyo shaqaalaha ay qaadanayaan iyo haddii ay noqoto kharashka ay bixinayaan.

    Marka ay hay’adahaan usoo guuraan dalka waxay kusoo kordhinayaan dhakhliga ay ku kireystaan gaadiidka, guryaha, agabka ay iibsadaan, cuntada iyo dhamaan tas-hiilaadka kale oo ay xitaa isgaarsiinta kamid tahay.

    Fa’iidada kale ee arrintaan ay leedahay ayaa waxaa kamid ah in gudaha dalka ay ka qabsoomaan siminaarada, shirarka, aqoon isweydaarsiyada, daraasadaha iyo dhamaan howlaha kale, kuwaasi oo kasoo xaroonaya dakhli gudaha ah.

    War-saxaafadeed Isniintii kasoo baxay wasaaradda qorsheynta ayaa waxa hay’addahaas loo qabtay si ay u fuliyaan amarkaan muddo laga bilaabo 30 Janaayo 2023 illaa 31 Maarso 2023.

    Go’aankan cusub ayay ku sheegtay wasaaraddu “inay qaadatay ayada oo la tix-gelinayo xaalada amni ee waddanka oo soo hagaageysa kadib howl-galada guuleystay ee ka dhanka ah argagixisada.”

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleDAAWO:- MUQAAL EX XILDHIBAAN SOMALI/CANADIAN AH OO BILAA SHAQO AH, AYAA LAGU QABTAY “JAAD” ISAGOO KASOO DEGAY TORONTO AIRPORT
    Next Article Daawo:- War-murtiyeed laga soo saaray shirkii madaxda Soomaaliya iyo dalalka safka hore

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Sidey ku timid in Jannaayo ay noqoto bisha kowaad ee sanadka?

    January 1, 2023

    Taariikhdan, dadka jooga dunida daafaheeda ayaa Sanadka Cusub ku soo dhoweeya baaruud ay tuuraan, durbaanno,…

    Yaa ka dambeeya ‘qaraxyada lagu leynayo’ mas’uuliyiinta GEDO?

    March 15, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.