Taliyihii hore ee hay’adda NISA, Fahad Yaasiin ayaa wareysi bixiyay,

334

Taliyihii hore ee hay’adda NISA, Fahad Yaasiin ayaa wareysi bixiyay, wuxuu kaga hadlay arrimo badan oo bulshada Soomaaliyeed ay wax iska waydiinayeen.

Wariye, Faarax Cabdulqaadir Geylan ayaa sheegay inuu wareysi gaar ah la sheegay Fahad Yasiin, isagoo xusay in dhawaan uu baahin doono.

Waa markii ugu horeysay ee Fahad Yaasiin uu bixinayo wareysi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here