Samira Naasir oo noqotay gabadha caawa loogu hadal heyn badan yahay baraha bulshada waxa ay ku dhalatay Oslo dalka Norway.
Waxey dhalatay March 1997. Waxey Ciidamada booliska ku biirtay sanadkii 2016
Caawa ayaa loo magacaabay taliyaha guud ee saldhiga booliska Degmada Shibis ee magaalada Muqdisho.
Haatan magaceeda wuxuu noqday Popular. Aad ayaana looga hadal hayaa baraha bulshada Somalida ku kulanto
Maxey tahay sababta gabadhaan loo hadal haayo ? iyadoo caawa noqotay taliyaha degmada Shibis