Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Taliyaha Cusub ee Booliska Soomaaliya oo xilka la wareegay
    Gudaha

    Taliyaha Cusub ee Booliska Soomaaliya oo xilka la wareegay

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 4, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Sulub Axmed Firin ayaa maanta xilka kala wareegay Taliyihii hore ee booliska Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar kadib mumaasabad ka dhacday Muqdisho.

    Munaasabadda xil wareejinta oo ka dhacday Xarunta Dugsiga tababarka Booliska ee Janeraal Kaahiye ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin kala duwan.

    Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jeneraal Sulub Axmed Firin ayaa balan-qaaday inuu ka shaqeyn doono wax ka qabashada baahiyaha ka jira gudaha hey’ada booliska, si awood badan uu u yeesho booliska Soomaaliyeed.

    Dhammaan Saraakiisha kale ee Ciidamada Booliska oo munaasabadda ka hadlay ayaa sheegay in ay si wanaagsan ula Shaqeyn doonaan taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleDAAWO:- Howlgallo horleh oo ka billaawday Mudug & Hiiraan?
    Next Article Daawo:-Bandhiga wax soo saarka dalagyada kala duwan ee ka baxa beeraha gobalka Shabellaha Dhexe oo lagu qabtay Magaalada Jowhar.

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Maxaa kala qabsaday Cali Jayte iyo gabadhii ugu yeertay murtadka?

    January 23, 2023

    Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan, Mudane Cali Jayte Cismaan oo ka hadlayey arrimo la xiriira dagaalka…

    Daawo Muqaal Madaxweyne Xasan Sheekhee guulaha 7dii bilood ee lasoo dhaafay laga xaqiijiyay halganka dib u xoreynta dalka iyo hiigsiga sanadka 2023

    January 1, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.