INAA-LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN
Tacsi Tiiraanyo Leh Inaa lilaahi wa inaa ileyhu raajicuun, Yusuf Raage Fiidow
إنا لله وإنا إليه راجعون
Rabbi {SWT} ha u naxariisto Oo ku geeriyoday Xalay” Magaalada Beledweyne Ee Gobalka Hiiraan.
Maraxumka Yusuf Raage Fiidow
Waxaana halkaan tacsi tiranyo uga dirayaa ugu Reer Yuusuf Raage Dhamaan reer Ragge Fiidow.
Ugu dambeyn Marxuumka Yusuf Raage Fiidow
Waxaan uga baryayaa inuu Alle Janatul fardowsa ka warabiyo Amiin Amiin yaa Ràabbi
Tacsi Tiiraanyo Leh Inaa lilaahi wa inaa ileyhu raajicuun, Yusuf Raage Fiidow