Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Soomaalida ku dhimatay dhulgariirkii Turkiga oo sii korartay
    Dibadda

    Soomaalida ku dhimatay dhulgariirkii Turkiga oo sii korartay

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 9, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay dhulgariirkii ku dhuftay dalka Turkiga halkaa oo Soomaali badan ay ku noo shahay.

     

     

     

    Dadka Soomaalida ah oo ku noolaa dalkaas oo Arday iyo Ganacsata isugu jira iyada ayaa qaarkood shalay la helay meydadka laba ka mid ah ardayda Soomaalida ah ee wax ka baranaysay Turkiga.

     

     

     

    C/kariim Nuur Cusmaan oo ay walaalo yihiin mid ka mid ah labaasi wiil ayaa sheegay in Walaalkiis Maxamed uu ahaa Arday waxka bartay dalka Turkiga, balse fasax isaga oo kujira uu rag saaxiibadiis ah booqasho ugu tegay goobta uu dhul gariirka, isla markaana uu ku dumay dabaq ay daganaayeen.

     

     

     

     

     

     

     

    Wuxuu hadalkiisa uu intaasi kudaray inay jiraan dad kale oo kaga baadi goobayo burburka dhismayaasha hoostiisa, kuwaas oo qaarkood Soomaali yihiin, isla markaana xaaladu ay tahay mid cakiran.

     

     

     

    Ilaa hadda inta la xaqiijiyay dadka Soomaaliyeed ee ku dhintay burburka dhulkariirka Turkiga ayaa kor u dhaafa ilaa 5 qof.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleC.C. Shakuur oo shaaciyay xog aan laga ogeyn oo ku aadan Balaayiinta Dollar eek u baxday Soomaaliya
    Next Article Mas’uuliyiinta Somaliland u magacowday Laascaanood oo iscasilaya+ go’aan ay ku dhawaaqeen

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Ra’sul Wasaare Xamse oo Daah-furay Mashruuca Barwaaqo oo ay ku baxeyso Malaayiin Dollar (Sawirro)

    January 25, 2023

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta daah-furay mashruuca Barwaaqo oo…

    Qoor Qoor oo xariga ka jaray Warshad cusub oo laga hirgaliyay Caabudwaaq (Sawirro)

    February 13, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.