Soomaaliya magaalada Toronto ayaa ka carootay maamul iskuul oo calanka kooxda ISIS oo ku lifaaqan khariidadda Soomaaliya, taas oo uu u diray qoysas boqollaal gaaraya.

Soomaalida ayaa ka xumaatay in calanka kooxda ISIS lagu lifaaqo dalkooda.

Qaar kamid ah Soomaalida kunool Magaalada Toronto ayaa sheegay inay dhawaan qaban doonaan dibadbax ay arrintaan uga soo hirjeedaan.

Qaar kamid ah Soomaalida kunool Magaalada Toronto ayaa sheegay inay dhawaan qaban doonaan dibadbax ay arrintaan uga soo hirjeedaan.