Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    DEG-DEG:- Somaliland oo War cusub kasoo saartay dagaalka ka socda Laas-Canood Daawo:- Muqaal “
    Gudaha

    DEG-DEG:- Somaliland oo War cusub kasoo saartay dagaalka ka socda Laas-Canood Daawo:- Muqaal “

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 12, 2023No Comments2 Mins Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in kal hore ay ku dhawaaqday xabad-joojin bilaa shuruud ah, balse  xabad joojintii markale ay jebiyeyen kooxo ku soo duulay nabad-galyada iyo xasilooni magaalada Laascaanood, kuwaas oo weerar kusoo qaaday Saldhigyada Ciidamada.

    War kasoo baxay Wasiir kuxigeenka Amniga Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland ayaa waxaa algu sheegay in saaka la soo weeraray  Xafiiska Guddoomiyaha  Gobolka Sool ,  Fariisimada Ciidanka Somaliland ee Magaalada  Laascaanood., hayeeshee Ciidamadooda ay weerarkaasi kaga jawaabeen is difaacid.

    Xukuumadd ahaan waxa aanu cadaynaynaa in shacabka magaalada Laascaanood ay la mid yihiin muwaadiniin reer Somaliland ee ay horeba uga midka ahaayeen, waxase jirta siday hore xukuumaddu  ugu dhawaaqday in ay dagaalka laascaanood qayb ka yihiin, hurinayaana kooxo argagixisada ka tirsan, kuwaasi oo diidan in xabad joojinta laga dhabeeyo, gaboodna ka dhiganaya shacabka Laascaanood ayaa lagu yiri” Warka.

    Dhinaca  Somaliland ayaa sheegtay in aaga hore ee degaanka  Tukaraq ay maamul goboleedka Puntland ay ka wadaan dhaq-dhaqaaq ciidanka sidii horeba xukuumaddu u sheegtay, iyaga oo doonaya in dagaalka ay ka bilaan jihooyin cusub, iyada oo Ciidamada Somaliland mar walba lagu soo qaadayo weeraro, todoba maalmood  oo joogto ah.

    Ugu dambayn Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in ay ogaysiinayso Bulshada reer Somaliland, Beesha Caalamka iyo dadka nabada jecelba inay wali xabad joojin bilaa shuruud ah ay dhankeeda dhaqan-gal ka yahay.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleWararkii ugu dambeeyay Haramcad shan qof ku dhaawacay dalka Hindiya
    Next Article Daawo:-Xogta khilaaf ka dhex-qarxay amiirada Al-Shabaab oo la shaaciyey

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Akhriso:- Farriin dan u ah Mudane Guudlaawe, Axmed Madoobe iyo Qoor Qoor oo ka timid Baydhaba (wax badan ka ogoow)

    February 7, 2023

    Marka laga reebo Saciid Cabdullaahi Deni dhamaan madaxda afarta maamul goboleed ee kale waxay ku…

    DEG DEG Kooxda -Al-Shabaab oo Dab qabadsiiyay Deegaanka Dudun-Cad Gobolka Hiiraan

    January 9, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.