shirki looga hadlaayo Amniga dalka ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho.

77

shirki looga hadlaayo Amniga dalka ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Shirka waxaa ka qayb galeen Wasiirada Amniga Gaashaandhigga Duqa Magaalada Muqdisho, iyo Taliyaasha Ciidamada Qalabkasida ee Dalka iyo Taliyaasha Ciidamada ATMIS.

Kulanka amniga waxaa diirada lagu saaray adkaynta iyo dardar gelinta howlaha amniga Dalka

Waa markii ugu horeeysay oo ay kulan looga hadlaayo amaanka ay isku yimaadaan tan iyo markii la doortay Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here