Shirka ka furmayo Nairobi maxaa looga shiri doona masa noqon doona Isbaheysi cusub oo ay sameeystan siyaasiinta Reer Hiiraan?

 

Shir aayo ka talin Beelaha Xawaadle ayaa dhawaan ka furmay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.

 

Nairobi radiohalgan.com Wararka aan ka heleeyno Magaalada Nairobi ayaa tibaxaya in ka socodo Abaabuul shir aayaha Xawaadle ee Gobolka Hiiraan loga tashanayo.

 

Shirweynaha waxa soo qabanqaabiyay Jaaliyadda Xawaadle ee Kenya Nairobi hase ahaate waxa halkaas ku sugan Ugaaska Beelaha Xawaadle Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif iyo qar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ku Matalo Beelaha Xawaadle.

 

 

Shirka ay kasoo qeyb gali Donaan qeybaha kala duwan ee bulshada sida odayaasha dhaqanka ,dhalinyarada, haweenka, ayaa kasoo qeybgalidona

 

Shirkaas oo dhawan kafurmi dona wadanka kenya

 

 

 

 

 

Xogta ee heshay Radio Halgan ayaa ah

Qodabad shirka la dagalanka Al-Shabaab madamo hal door badani Beesha ugu dhinteen dagaalkaas iyo Beeshu uu Culles badani saranyahay?

 

Maamul xumida iyo Musuq-Maasuqa la haray Gobolka? Iyo inkalo badani ayaa loga hadali doona shirkaas Magaalada Nairobi.

 

Hase ahaate Dowladda Federaalka Soomaaliya su’aalo badani dul sarantahay Sida lo marayay Dhawacii isbitaalada Muqdisho yaalo iyo waliba deeqahii.Logu talagalay Gobolka Hiiraan oo lowaciyay Shabeellaha Dhexe iyo Galgaduud?

 

Waxii ku soo kordho kala socda marwalba Ish wararka Radio Halgan u