Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    SAWIRO:- Ciidamada dowladda oo la wareegay degaano horleh
    Wararka

    SAWIRO:- Ciidamada dowladda oo la wareegay degaano horleh

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 30, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka degaanka ayaa weli howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab ka wada dhul ballaaran oo ka tirsan degaannada dowlad Goboleedka Galmudug.

    Ciidamada oo wata Gaadiidka dagaalka iyo hibka noocyadooda kala duwan ayaa waxaa ay howlgal ka sameeeyewn tuulooyin hoos taga deegaanka Caad ee gobolka Mudug, halkaas oo ay ku sugnaayeen Xubno katirsan Al-Shabaab.

    Saraakiisha hoggaamineysa howlgalka ayaa sheegay inay la wareegeen degaannadii ay ku sugnaayeen Ururka Al-Shabaab.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleArsenal Oo Qaaday Talaabo Cusub Kuna Xero Gilin Karaan Moises Caicedo
    Next Article Daawo:- Haddal-jeedintii ku aadaneyd xarig-jarka xafiisyadda Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XJFS Wasiir Khadiijo M Diiriye oo dib u habeyn balaaran lagu sameeyay

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Daawo:- Muqaal wareysi: ah Madaxweynahii hore Hir-Shabeelle Dr. Maxamed Cadi Waare – Muxuu salka ku hayaa dagaalka Laascaanood

    March 3, 2023

    Xigasho Hanoolato Hoos ka daawo Muqaalka Dhameeystiran https://youtu.be/f74lqT8LNbE

    Faah-faahin: Qorshaha ay DF isugu ballaarineyso Xamar

    March 15, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.