HomeMogadishuSafiirkii Soomaaliya ee Sacuudiga oo iscasilay

Safiirkii Soomaaliya ee Sacuudiga oo iscasilay

Safiirki Soomaaiya u fadhiya dalka Sacuudi Carabiya Amb Saalim Mocow Xaaji ayaa xilkii iska casilay.

safiirka ayaa ku sababeeyey iscasilaadiisa in loo diiday inuu ka qayb galo shirki Jaamacadda Carabta ee ka dhacay Jiddah, Saudia, loona diiday inuu la kulmo madacwryne Xasan Sheekh, Madaxa hab-maamuuska madaxweynaha Hinda Culusow ayuu ku eedeeyey inay ka danbeyso falkaas looga hor istaagay la kulanka madaxweynaha iyo ka qayb galka shirka.

Must Read

spot_img