Saciid Deni oo sheegay balanqaad uu ka helay Hassan Sheikh

153

Saciid Deni oo sheegay balanqaad uu ka helay madaxweynaha cusub

Madaxweynaha Puntland Sacid Cabdullahi Deni ayaa sheegay in Madaxweyne Xassan Sheekh uu balan-qaad u sameeyay Maamul goboleedyada.

Deni oo la hadlay wargeyska the Economist ayaa sheegay in madaxweynaha uu u balanqaaday in uu xukunka la wadaagi doono islamrkaana uu soo dhameystiri doono dastuur cusub oo federaal ah.

Madaxweyne Deni ayaa si faahfaahsan u sharaxin waxa uu kawado xukun lawadaagista , laakin waxaa la aminsanayahay in ay tahay katashiga aayaha masiiriga ah ee dalka Soomaaliya.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here