Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    RW XFS oo Agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha kala hadlay xoojinta wadashaqeynta ka dhaxeysa.
    Gudaha

    RW XFS oo Agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha kala hadlay xoojinta wadashaqeynta ka dhaxeysa.

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 30, 2023No Comments2 Mins Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre oo shir Guddoomiyay Shirka Billaha ah ee Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha & maareeyaasha Hay’adaha Dowladda si loo dardargeliyo waxyaabaha ay bulshadu u baahan tahay.

    Wasiirka 1aad ee XFS Xamsa Cabdi ayaa sheegay in rejo wanaagsan ay ka muuqato wax ka qabashada ballamihii horay ee ahaa in wax laga qabto dhibaatooyinka hortaagan in bulshada Soomaaliyeed la gaarsiiyo adeegyada ay u baahan yihiin.

    Wadashaqeynta ayuu laf-dhabar uga dhigay in lagu gaari karo howlaha horyaalla agaasimeyaasha maadaama deegaanno badan ay kusoo kordheen magaalooyinka maamulka Dowladda Federaalka uu gaaray kaddib markii laga qabsaday ‘AS’.

    “Kulankaan waxa uu amhiyad guud u leeyahay Dalka, waxaa si dhab ah looga hadlaa xaaladda, si ka fog siyaasadda, mujaamalada & xaqiiqo la’aanta, aan isweydiino maxaa is baddelay, waxa aan jeclaan lahaa in aan ogaano horumarka fiican ee la gaaray, 26% ayaa kor loo kacay, bisha soo socota waxa aan isleeyahay waa labo laab laga dhigo, wax weliba qeexitaan rasmi ah malahan marka waxa aan jeclaan lahaa in dadka isku shaqada ah wadashaqeyn yeeshaan oo is ogolaadaan” RW XFS Xamsa Cabdi Barre.

    Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in Dowladda Federaalka looga fadhiyo sidii ay adeegyada Bulshad uga hirgelin lahayd Magaalooyinka ‘AS’ laga qabsaday si Dadka ku nool ay u helaan adeegyadaas ay u baahan yihiin.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleMW Erdogan: “Waa suuragal in Turkiga uu Finland u ogolaado ku biirista NATO balse Sweden lagama yaabo
    Next Article Daawo:- Muqaal Mahdi Guuleed oo BF ka dhex sheegay in Somaliland ay tahay ‘dal madax bannaan

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Shirkad Sirdoon oo soo bandhigtay hal sabab oo Al shabaab looga guuleysan karin sanadka soo socda

    March 2, 2023

    Bishii May ee la soo dhaafay, baarlamaanka Soomaaliya ayaa dooratay madaxweyne cusub, Xasan Sheekh Maxamuud,…

    Ciidamo horleh oo gaaray Laas-Caanood & dagaal laga cabsi qabo

    March 10, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.