Ruushka oo markii ugu horeysay udhoofiyay dahab dalka Swizerland.

184

Ruushka oo markii ugu horeysay udhoofiyay dahab dalka Swizerland.

Inkastooy wadama badan cunaqabateyn saareen dalka Ruushku hadana Markii ugu horeysay dalka Ruushka ayaa waxsoosaarka Kheyraadkiisa oo ay kamid tahay macdanta Dahabka ayuu udhoofiyay dalka Swizerland. Khubrada arrimaha dhaqaalaha falanqeeya ayaa arinkani kutilmaamay Swizerland in ay tahay sxb uwanaagsan Ruushka oo waqti xaadirkan dhaqaalaha wadankiisa uu wajahayo xaalad adag.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here