Raysal Wasaaraha dalka Masar oo Muqdisho u yimid ka qaybgalka Caleema saarka By Beledweyne Hiiraan - June 9, 2022 112 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Masar Mudane Mustafa Madbuuli oo ka mid ah madaxda caalamka ee ka qeyb galeysa caleemosaarka Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheikh Maxamuud.