Raila Oding ayaa sheegay haduu ku guuleysto doorashada kenya

154

Raila Oding ayaa sheegay haduu ku guuleysto doorashada kenya ee soo socoto in uu sii wadi doono qorshayaasha horumarineed ee Uhuru kenyata.

dadka kenyan ka ee tabaaleysan ayuu ubalanqaaday in uu ku caawin doono dhaqaale maaliyadeed ,taasoo ah qof walba oo tabaaleysan oo kenyan ah in uu siin doono 6000 shiling kenya ,oo udhiganta 50 dollar .

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here