Raiisul wasaaraha Ethiopia abiy Ahmed oo musuqa ka hadlayay

154

Raiisul wasaaraha Ethiopia abiy Ahmed oo musuqa ka hadlayay ayaa yidhi:

 

“Tuugada ugu wayni waa garsoorka,waa astaanka musuqu ka bilawdo.Tuugada labaad waa xeer-ilaalinta oo intay lacag qaatan aan siddii loo baahna u shaqayn.”

 

“Tuugada saddexaad waa Booliska.

 

Tuugada Afraadna waa hanti dhawrka,waxay odhanayaan wax isii hadaad isiin waydana waxaan kugu soo saari dembi.Kuwii Musuqa ka hortagi lahaa ayaa sii faafiya, oo ku lugleh.

 

Dhamaantood xogtooda waan haynaa.Waxaanan ku samayn doona isbadalka dhab ah.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here