Muqdisho(Radiohalgan.com)-warar aan ka heleeyno Magaalada Muqdisho ee Xarunta Dalka,Madaxweyne Ku-xigeenka Hir-shabelle Yuusuf Daba-geed iyo Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan qilaafka xogan kadib ayaa si rasmi ah u heshiiyay.

Qilaafka mud u dhaxeyay labada Masuul oo garay in xilka qadis lagu sameeyo Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte hase ahaate u kala dab qaasid mudo socotay ugu dambeyntii lagu heshiisiyay Magaalada Muqdisho.

Qilaafka waxa Xil weyn iska saray isku soo dhaweyay Ganacsatada qaadka Magaalada Beledweyne Masuuliyiin

Kadib markey arkeen dayac mamul xumida Dagaal lagula jiro Al-Shabaab

Madaxweynihii Ugu Horeeyay Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble, Guddoomiyihii Hore ee Gobolka Hiiraan C.fitaax Xasan Afrax
braahim Cabdi dhaay
Cabdirashiid Xasan Barre
Biishaar Afeey

Igu dabeen Gulankaas waxoow ku soo dhamaatay Heshiis iyo iscafiin  Madaxweyne Ku-xigeenka Hir-shabelle Yuusuf Dabageed iyo Gudoomiye Cali Jeyte

Waxii warar ah oo ku soo kordho kala socda marwalba Ish wararka Radio Halgan