Puntland oo ka cadhootay digniin amni oo ay soo saartay Qaramada Midoobey oo Garoowe

122

Puntland oo ka cadhootay digniin amni oo ay soo saartay Qaramada Midoobey oo Garoowe ku saabsan.

Afhayeenka Booliiska Puntland Col Xasan Cabdilaahi oo shir jira’iid ku qabtay Caasimada Puntland ayaa ka hadlay Amniga Puntland.

“Malmo dhaweyd xogga alarm ah ayaa Caasimada ka dhacday Hay’addaha ma ahayn in shaqalaha la
Kala diro la dhaho amni daro ba jira arrintaas wan ka xunahay wixii xog oo amni ah aad haysan dowladda la wadaagw”.

Afhayeenka Booliska Puntland oo hadalka sii wataa ayaa yiri “Dad weynaha reer Puntland waxaa ka codsanayaa in si dhow ula shaqeeyan ciidamada oo hawl-gaaala wada..”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here