Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Oleks Zinchenko Oo Caga-Juglayn U Diray Man City Ka Hor Kulankooda Arbacada.
    Ciyaaraha

    Oleks Zinchenko Oo Caga-Juglayn U Diray Man City Ka Hor Kulankooda Arbacada.

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 11, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Daafaca dambeedka midig ee Arsenal Oleks Zinchenko ayaa qirtay inuu doonayo “ka aargoosiga” asxaabtiisii ​​hore ee Manchester City toddobaadka soo socda.

    Xiddiga Gunners ayaa ka qayb ahaa kulankii ay Man City 1/0 uga badisay kooxda Arsenal kulan ka tirsanaa tartanka FA Cup-ka.

    Ciyaarta ka dib Kyle Walker ayaa u kacay dhinaca xiddiga Zinchenko isaga oo u muuqday mid ka xanaajiyay xiddiga Zinchenko kadib guuldaradii soo gaadhay.

    Zinchenko ayaa si muuqata uga cadhooday Walker waxana la arkay isaga oo ku xanaaqay isla markaas laga fogeeyay xiddigaha Man City.

    Si kastaba ha ahaatee, ka hor kulankooda todobaadka soo socda ee premier League, Zinchenko ayaa ka hadlay dhacdadii kulankaas.

    Isagoo la hadlayay Vbet News, wuxuu yiri: “Weli waan la xiriiraa intooda badan; waxaan nahay saaxiibo, mar walbana waan ahaan doonaa”.

    “Haa, way badiyeen kulankaas, wayna igu qosleen aniga laakiin waxa rajaynayaa in aan ka aarsan doono Arbacada soo socota”.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleHindise Sharciyeedka Hay’adda NISA oo maanta la hor geeyay Golaha Aqalka Sare.
    Next Article Xiddigaha U Tartamaya Abaalmarinta FIFA Ee “The Best” Oo La Shaaciyay.

    Related Posts

    DEG-DEG: Isku Aadka Semi-final-ka FA Cup-ka Oo La Soo Saaray.

    March 19, 2023

    Mikel Arteta: Halkan Arin Ayaan Ka Niyad Jabay Guushii Crystal Palace

    March 19, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Daawo:- Muqaal” Dagaal u dhaxeeya khawaarijta oo ka socda degaano hoos taga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.

    January 1, 2023

    Qulaafkii ugu Xumaay soo kala dhax galo  Kooxda Al-Shabaab  https://youtu.be/feOMQgo2Hus

    Daawo:- Muqaal” Nabadoon Lo’ rife “Yabaroow Yaxye ee Beesha Ibraahim Ciise Waxaan idinkugu yeeray inaad is Cafisaan wadajirkiinana aad ka shaqeeysaan”

    January 28, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.