Nibirigan oo ah mid lab ah ayaa la sheegay in laba habeen ka hor ay Baddu soo tuftay.
Waa Nibrigii 10aad ee muddo kooban ku soo caarya iyada oo taas loo malaynayo in ay sabab u tahay is beddelka Cimilada Adduunku.
Maamuulka Xeebta Liido ayaa ku hawlan sidii Nibirigan looga saari lahaa xeellaga uu ku soo caaryey maaddama oo uu keeni kari halis Caafimaad.