Naadiga Inter oo Guul aan guuldaro waxba dhaamin heshay kuna fashilantay difaacashada horyaalka

21

Kooxda kubada cagta Inter Milan ayaa ku guuldareysatay iney difaacato horyaalka Ingriiska kadib markii 11 sano kadib ay naadiga deriskooda loo caleemasaaray horyaalka Calcio .

Naadiga inter ayaa laba dhibic laga sareeyey waxaana ay ubahneyd bar baro milan amma guul daro lkn halkii wax laga filayey lagama helin ,.

Inter aya ku adkaatay 3 gool & wax ba goola 1aad waxa ayka heleen I. Perisic kasoo maalmaha soo aadan mustaqbalkiisa kala cadaan doono. goolka 2aad waxa dhaliyey J. Correa halka midka 3aad ayka heleen isla isaga J. Correa taasoo natiijada guud ka dhigtay 3 gool & wax ba lkn kuma filnaan xaqiijinta hadafkoodii guud.

Guuldarada Horyaalka aya waxa ay ka dhigantahay iney 11 sano kadib milan qaado horyaalka iyadoo la diiwaan geliyey sanadkale oo Juve aysan qaadin kadib markii sanadkii hore Conte oo wata inter isagu bur buriyey guulihii xiriirka ahaa eehoryaalka taliyaaniga …Hambalyo Milan hard luck Inter

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here