Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    MW Jubbaland oo kulan la yeeshay Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka
    Gudaha

    MW Jubbaland oo kulan la yeeshay Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 28, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Magaalada Kismaayo ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamed Macalin Cabdulle.

    Kulanka uu ka qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland Axmad Xassan Cumar iyo masuuliyiin kale ayaa waxaa diiradda lagu saaray sidii Jubbaland looga hirgalin lahaa xarunta Qaran ee Gurmadka deg dega ah taas oo maanta la dhagax dhigay.

    Sidoo kale kulanka Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland iyo Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamed Macalin Cabdulle ayaa waxa ay ka wada hadleen “sidii deegaanada Shabaab laga xoreenayo loo gaarsiin lahaa gurmad iyo gargaar raashin iyo daawo ah.” Sida lagu yiri qoraal ka soo baxay kulanka.

    Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamed Macalin Cabdulle ayaa wada safarro uu ku kala tagay Xarumaha Dowlad Gobaleedyada Dalka, halkaas uu ka dhagaxdhigay xarunta gurmadka Qaran, isaga oo horay ugu dhagax dhigay Dowlad Gobaleedyada Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleHOP#147 oo ah kursiga uu banneeyay Agaasimaha NISA Mahad Salaad oo Doorashadiisu la qabanayo 01-Feb-2023.
    Next Article Maxaa looga hadlay Kulan Xalay ay Yeesheen Dabageed, Cosoble, Cali Jeyte, C.fitaax X.Afrax ?

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Saynab Cabdi Macalim ayaa tiri Salaanta Islaamka kaddib, waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa guud ahaan haweenka Soomaaliyeed, hooyo kasta

    March 8, 2023

    Marwada Madaxweynihii hore Soomaaliya Saynab Cabdi Macalim salaanta Islaamka kaddib, waxaan hambalyo iyo bogaadin u…

    Soomaaliya oo Midowga Yurub ka dalbatay in laga taageero dhanka Amniga

    January 14, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.