Madaxweynihii Koowaad ee Hirshabeelle Mudane Cali Cabdulahi Cosoble ayaa Barta Facebook iyo twitter ku leyahay ayoow Ku qoray qoraal hoos sii Aqriso

Waa ayaan darro in lagu dul munaafaqeeyo tacsidii loo dhigaayay Nabadoon Cilmi_Hagar oo lagu dul magacaabo nabadoon Cali aan la isku ogeyn oo magaciisa laga soo dhiibay Dhusamareeb.

Dhaqanka haddii lagu dul munaafaqeeyo oo la siyaasadeeyo waxaa ka dhalan kara burbur. Ha la ilaaliyo midnimada_iyo_wadajirka Cali_Madaxweyne.

Share.

Leave A Reply