Taliyaha NISA ee gobalka Banaadir Muxuyadiin Wabac ayaa horey loogu magacaabay sannadkii 2021-kii, balse Rooble oo magacaabay awgeed wareegtadaasi ma noqon mid shaqeysay.
Hadda ayaa markale la magacaabay, waxaana horey jagadan usoo qabtay xubno hadda kujira golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya.