Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Muqdisho oo dhowaan marti-gelinaysa shirweyne muhiim ah oo u dhaxeeya
    Gudaha

    Muqdisho oo dhowaan marti-gelinaysa shirweyne muhiim ah oo u dhaxeeya

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 9, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa dhawaan magaalada Muqdisho lagu qaban doona shirweyne maalgashi oo u dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo Suudaan.

     

    Shirweynahan ayaa waxaaa oo diiradda lagu saari doona maal-gashiga warshadaha iyo adeegyada aas-aasiga ah ee bulshada, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay maamulka gobolka Banaadir.

     

    Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan gogal xaadh u ah shirweynaha dhawaan qabsoomi doona la yeeshay safiir ku-xigeenka safaarada Suudaan ahna sii-haayaha safiirka Mudane Ammar Ahmed B. Ali.

     

    Kulanka ayaa looga hadlay qaban-qaabada shirweynaha, ayada oo sidoo kale diirada lagu saaray xoojinta xiriirka walaaltinimo, midka dhaqan iyo iskaashi ee ka dhaxeeya labada shacab.

     

    Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa kaga mahad-celiyay dalka Suudaan doorkooda taageerada walaaltinimo ee had iyo jeer ay la garab taagan yihiin shacabka Soomaaliyeed.

     

    Sidoo kale kulanka ayaa loogu hadlay kala faa’ideysiga dhanka aqoonta iyo xirfadaha ee labada Caasimadood, mataaneynta, tababarrada iyo maalgashiga Caasimada dalka Soomaaliya.

     

     

     

     

    Labada dhinac ayaa isla qaatay in la dardar-geliyo shirweynahan muhiimka ah ee ka qabsoomi doona magaalada Muqdisho, kaasi oo faa’iido u leh labada dal ee u dhaxeeyo.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleKhiyaano weyn oo ku jirta qorshaha Al-Shabaab ee dagaalka oo la shaaciyay
    Next Article Mareykanka oo khubaro & eeyo tababaran u diray dhulgariirka ka dhacay Turkiga (Sawirro)

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Dagaal culus oo ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Al Shabaab goordhaw dhax maray

    February 21, 2023

    Dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidanka milatariga Soomaaliya oo gacan ka helayay kuwa daraawiishta Galmudug…

    Militeriga Mareykanka oo soo riday qalab dul heehaabayay hawada

    February 13, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.