HomeArrimaha BulshadaMudane Mohamed Hassan Qoono. ayaa ka Tacsiyeyay geerida ku timid G/Sare Cismaan...

Mudane Mohamed Hassan Qoono. ayaa ka Tacsiyeyay geerida ku timid G/Sare Cismaan Maxamed Jeele

Waxaan tacsi tiiraanyo leh la qeybsanaa dhamaan reer Cismaan Maxamed Jeele oo uu Aabe G/Sare Cismaan Maxamed Jeele ku geeriyooday wadanka Australia. Waxaan Alle uga baryaa in uu kitaabkiisa midigta ka siiyo.

Lataliyaha Madaxweyne Xiriirka dowlad Goboleydyada Mudane Mohamed Hassan Qoono.

Must Read

spot_img