Mucjisaddii Uhura kenyatta caleemma saarkii maanta

139

Mogadishu ( Radio Halgan) Madaxweynaha Dalka Kenya Uhura kenyatta ayaa qudbo aad xasaasi u ah ka jeediyay xafladda caleemma saarka Madaxweynaha 10aad ee Jamhuuriyadda Federalka Somalia Hassan Sheikh Mohamud.

Sallaan sharaf iyo qeyma baddan ayuu ku sallaamay madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud iyo madaxdii kalle ee ka soo qeyb gashay caleemma saarka balse muusan xusin Madaxweynaha xilka ka degay Mohamud Abdullahi Farmaajo halmar xataa muusan sheegin magaciisa gabbi ahaanba uu iska indha tirra innuu jirro magac Farmaajo layiraah .

Caleema saarkii Kan ka horeey ee uu Farmaajo xilka kulla wareegaay si qota dheer ayuuu u dul istaagay unna xusay Madaxweyna-hii waqtigaa xilka ka degan haddana ah Madaxweynaha 10aad ee Jamhuuriyadda Federalka Somalia Hassan Sheikh Mohamud wuxuunna sheegay Uhura kenyatta marnaba innuusan illoobi doonin wadda shaqeyntii wanagsaneyd iyo walaaltinimaddii Hassan Sheikh Mohamud.

Marka uu dhameystay dhudbaddii madaxweyne Uhura kenyatta wuxuu u soo leexday dhanka aay fadhiyeen madaxddii Geeska Africa Farmaajo iyo madaxwene Hassan Sheikh Mohamud eey ka mid yihiin waanna loowadda istaagay balse sallaanta wuu la’agmaray Farmaajo asigoo gacanta u soo taaggaa ayuu iska indha tirray oo wuxuu sallaamay madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud oo keliyah carro farra baddan ayaanna ka muuqatay wajiga madaxweyne hore Farmaajo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here