Mucaaradka somaliland ayaa cadeeyay in uu fashilmay wada hadal ay la lahayeen xukuumada Bixi

41

๐—ซ๐—ถ๐˜€๐—ฏ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐— ๐˜‚๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ข๐—ผ ๐—ฅ๐—ฒ๐—ท๐—ท๐—ผ ๐—ซ๐˜‚๐—บ๐—ผ ๐—ž๐—ฎ ๐— ๐˜‚๐˜‚๐—ท๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐˜† ๐—ช๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—›๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ฎ

Masuuliyiinta Xisbiyadda Mucaaradka ah ee UCID Iyo Waddani oo caawa la kulmay Xukuumadda ayaa walaac ka muujiyay Heshiis laga khilaafka ka taagan arrinta doorashada.

Markii ay kulankaasi ka soo baxeen ayay warbaahinta u warameen,

โ€œ Kulankii caawa ee Xisbiyada mucaaradka iyo Xukumadda dhammaan qodobadii doorashada ee aanu ka wada hadalnay ma jiro wax is afgarad iyo heshiis ah oo aanu ka gaadhnay noomanay muuqan wax dambe oo wada hadal ah oo la isugu soo noqdo..โ€

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI MD Xirsi Cali X Xasan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here