Miyaa Xilkii Laga Qaaday Raysal Wasaarihii Ingiriiska?

80

Miyaa Xilkii Laga Qaaday Raysal Wasaarihii Ingiriiska?

Boris Johnson Raysal Wasaaraha Ingiriiska ayaa caawa ka badbaaday Maamuus ka xayuubin ay la maaganaayeen baarlamaanka Dalka Ingiriisku.
650 xildhibaan oo uu ka kooban yahay Baarlamaanka wadankaasi ayuu ka helay caawa codad dhan 211 – 148 tiradaas oo ah xildhibaanada uu xisbigiisu ku leeyahay baarlamaanka sidaas ayaanu ku badbaaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here