Miiska Waan Fadhinaa Balse Waxtar ma lihin miyaa?

233

Miiska Waan Fadhinaa Balse Waxtar ma lihin miyaa?

Golaha Amniga Qaran Xaadir baan nahay Balse Mawduucyada Miiska Saaran ee laga Arin sanayo maxaa logu soo Dari waayay Colaada galbeedka Gobalka siti’ ilayn Dhibaato Taagane?

Muxuu yahay miiskan aan Fadhinaa horta?

War-Murtiyeedkii kaso baxay Golaha amniga sidaan u Akhrinayay Waanba ka dhax wayay Arinta Galbeedka siti’ inkasta ona gunaanadkii akhriyin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here