Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    DEG DEG Warshadaha sifaynta shidaalka ee Haifa oo howl gab noqotay ka dib weerarkii Iran.

    June 16, 2025

    Iran diyaarado dagaal kuma weerarin Israel, sababtoo ah…!

    June 16, 2025

    WAR DEG DEG AH: Iran oo Duqeymo culus ku qaado Israa’iil.

    June 16, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Madaxweyne Deni oo bil kadib soo dhaweeyay Golaha Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed.

      June 15, 2025

      MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XILKA AGAASIMAHA NISA U WAREEJIYEY MUDANE MAHAD MAXAMED SALAAD

      June 14, 2025

      RW Xamse oo daahfuray imtixaanka shahaadiga ah ee Fasalka 12aad.

      June 14, 2025

      DEG DEG Ciidanka Puntland oo qabtay nin u dhashay Turkiga oo Daacish katirsanaa.

      June 14, 2025

      DEG DEG Warshadaha sifaynta shidaalka ee Haifa oo howl gab noqotay ka dib weerarkii Iran.

      June 16, 2025

      Iran diyaarado dagaal kuma weerarin Israel, sababtoo ah…!

      June 16, 2025

      WAR DEG DEG AH: Iran oo Duqeymo culus ku qaado Israa’iil.

      June 16, 2025

      Maxay Tahay Sababta Iran u Beegsatay Haifa?

      June 16, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Mayarka Magaalada Beledweyne Nadar Tabaax  ayaa saxiixday Mashruuca dhismaha wadda Laamiga ee Beledweyne.

      May 12, 2025

      DEG DEG Warshadaha sifaynta shidaalka ee Haifa oo howl gab noqotay ka dib weerarkii Iran.

      June 16, 2025

      Iran diyaarado dagaal kuma weerarin Israel, sababtoo ah…!

      June 16, 2025

      WAR DEG DEG AH: Iran oo Duqeymo culus ku qaado Israa’iil.

      June 16, 2025

      Maxay Tahay Sababta Iran u Beegsatay Haifa?

      June 16, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Maxay Soomaaliya ka baran kartaa Ciraaq oo ay isku xaalad iyo dagaal sokeeye soo wada mareen?

    Maxay Soomaaliya ka baran kartaa Ciraaq oo ay isku xaalad iyo dagaal sokeeye soo wada mareen?

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comMay 17, 20252 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq oo sanado ka hor aan lagu dhiira karin in la tago ayaa martigelinaysa Shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta.

    Ciraaq oo muddo dheer la daalaa-dhacaysay dagaallo iyo xasilooni darro siyaasadeed, ayaa doonaysa in shirkan uu noqdo fursad ay ku muujineyso soo kabasho iyo kaalinteeda cusub ee Siyaasadda gobolka.

    Dowladda Ciraaq ayaa dadaal badan gelisay diyaarinta shirkan, iyadoo la adkeeyay amniga, laguna casuumay dhammaan madaxda Carabta.

    Shirka Madaxda Carabta ayaa diirada lagu saari doona xaaladda Falastiin, nabadgelyada gobolka, la-dagaalanka argagixisada, dhaqaalaha, iyo iskaashiga tamarta.

    Ciraaq waxay si gaar ah uga codsatay waddamada Carabta in ay mideeyaan mowqifkooda ku aaddan arrinta Falastiin, si wax loogu qabto shacabkaasi.

    In kasta oo Ciraaq ay weli wajaheyso caqabado gudaha ah sida musuqmaasuq, kooxo hubeysan, iyo faragelin shisheeye, haddana shirkan waxa uu muujinayaa rabitaankeeda ah in ay mar kale ku laabato miiska go’aanada ku gaaraan Madaxda Carabta.

    Waxaa la dareemayaa in Baqdaad ay rabto in ay la tartanto magaalada Riyadh ee Sacuudi Carabiya iyo Qaahirada Masar  oo ah magaalooyin si weyn ugu loolama doorka hoggaamineed ee gobolka.

    Shirka Madaxeed ee Carabta 2025 ee Baqdaad ka socda waa fursad diblomaasiyadeed oo taariikhi ah oo ay Ciraaq uga faa’iidaysan karto in ay dib isu dhisto, sumcadna yeelato.

    Haddaba Soomaaliya ayaa Ciraaq la wadaagta duruufaha dagaalada sokeeye iyo dagaalka Ururada hubeysan, waxaana la tilmaamaya in Dowladda Federaalka cashirro badan ka baran karto tillaabooyinka Xukumadda Baqdaad.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Warshadaha sifaynta shidaalka ee Haifa oo howl gab noqotay ka dib weerarkii Iran.

    June 16, 2025

    Iran diyaarado dagaal kuma weerarin Israel, sababtoo ah…!

    June 16, 2025

    WAR DEG DEG AH: Iran oo Duqeymo culus ku qaado Israa’iil.

    June 16, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    DEG DEG Warshadaha sifaynta shidaalka ee Haifa oo howl gab noqotay ka dib weerarkii Iran.

    June 16, 2025

    Iran diyaarado dagaal kuma weerarin Israel, sababtoo ah…!

    June 16, 2025

    WAR DEG DEG AH: Iran oo Duqeymo culus ku qaado Israa’iil.

    June 16, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.