Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Axmed Madoobe oo wajahaya xujooyinkii ugu adkaa ee kursigiisa

    March 25, 2023

    Daawo:- Muqaal Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista hawada Hirshabelle Muuse Salaad oo ka hadlay Afduub iyo Dil dad shacab Hiiraan

    March 25, 2023

    Daawo:- Muqaal Wasiirka Arrimaha gudaha Hirshabelle Cabdi Daahir Guure Karoore oo Beledweyne maanta soo gaaray

    March 25, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Sunday, March 26
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka?
    Gudaha

    Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka?

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJanuary 21, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta oo Sabti ah waxaa ay Xarunta Villa Hargeysa ku yeelanayaan mid kamid ah kulamadooda caadiga ah.

    Qoraal loo diray Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa lagu wargeliyay inay soo xaadiraan kulanka Maanta ee Golaha Shacabka, isla markaana waqtiga ilaaliyaan, sida lagu go’aamiyay Kulankii khamiista ee Guddiga Joogtada Golaha Shacabka.

    Ajandayaasha Maanta ee Kulanka Golaha Shacabka ayaa waxaa uu yahay Qeybinta Hindise Sharciyeedaka Hay’adda dhiirigalinta Maalgashiga Soomaaliya iyo Qeybinta Hindise Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed.

    Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo kulamadooda mararka qaar ay baaqdaan ayaa waxaa horyaalla Ajandayaal dhowr ah, kuwaas oo doodoodu ay weli taagan tahay.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleDEG DEG Somaliland oo sharuuda ku xiray shirka islmada ssc Ee Laascaanood
    Next Article Qoys Dhaxal u heystay Imaamka Masaajid caan ah

    Related Posts

    Axmed Madoobe oo wajahaya xujooyinkii ugu adkaa ee kursigiisa

    March 25, 2023

    Daawo:- Muqaal Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista hawada Hirshabelle Muuse Salaad oo ka hadlay Afduub iyo Dil dad shacab Hiiraan

    March 25, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202331 Views

    Ciidamada Ilaalada Xeebaha Talyaaniga oo Badbaadiyay ku dhawaad 750 ruux oo Tahriibayaal ah.

    March 24, 202324 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    Akhriso:- Xubno ka Tirsan Alshabaab oo lagu dilay gobolka Shabeelaha Hoose

    February 12, 2023

    Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay  In ka badan 18 ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay tiro…

    Shirka Taliyayaasha Booliska oo ka Furmay Magaalada Kismaayo

    March 8, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202331 Views

    Ciidamada Ilaalada Xeebaha Talyaaniga oo Badbaadiyay ku dhawaad 750 ruux oo Tahriibayaal ah.

    March 24, 202324 Views

    Maamulka Jubbaland oo War kasoo saaray arrinta degmada Baardheere

    March 24, 202323 Views
    Our Picks

    Axmed Madoobe oo wajahaya xujooyinkii ugu adkaa ee kursigiisa

    March 25, 2023

    Daawo:- Muqaal Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista hawada Hirshabelle Muuse Salaad oo ka hadlay Afduub iyo Dil dad shacab Hiiraan

    March 25, 2023

    Daawo:- Muqaal Wasiirka Arrimaha gudaha Hirshabelle Cabdi Daahir Guure Karoore oo Beledweyne maanta soo gaaray

    March 25, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.