Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Maxaa laga helay baaritaankii heyadda FBI ku sameysay hoyga Madaxweyne Biden?
    Dibadda

    Maxaa laga helay baaritaankii heyadda FBI ku sameysay hoyga Madaxweyne Biden?

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 2, 2023No Comments1 Min Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    FBI ayaa baaris ku samaysay guriga gaarka ah ee Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ee ku yaalla Rehoboth Beach, oo ka tirsan gobolka Delaware.

     

     

     

    Saraakiisha FBI ayaan guriga ka helin wax waraaqo ah oo sir ah oo cusub, hase ahaatee ay qaateen agab kala duwan si ay ugu sameeyaan baaris dheeri ah sida uu sheegay Qareenkiisa gaarka ah.

     

     

     

    Baaritaanka guriga Madaxweynaha oo ka kooban saddex dabaq, ayaa socday laga bilaabo 8:30 subaxnimo illaa duhurnimadii Arbacada, arrintan oo ku timid wada-shaqayn dhex martay hay’adda FBI iyo Qareennada madaxweynaha.

     

     

     

    Talaabadan ayaa lagu baaray guriga gaarka ah ee Joe Biden ayaa daba socday, baaritaanno hore oo lagu sameeyey xafiisyadiisa iyo weliba gurigiisa oo hore loo baaray oo laga helay waraaqo “sir ah” oo goobahaas la geeyey xilligii uu Joe Biden ahaa madaxweyne ku xigeenka Maraykanka.

     

     

     

     

     

    Hay’adda FBI ayaa tan iyo xilligaas waxay qareen gaar ah u magacawday inuu sii wado baarista waraaqaha sirta ah ee lagu kaydiyey xafiiska iyo guriga Joe Biden.

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleAkhriso:- Beel kamida Beelaha Dega Gobolka Hiiraan oo yeelatay hogaan Siyaasadeed
    Next Article DEG-DEG: 4 Askari oo saaka lagu toogtay Muqdisho

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    DEG DEG: Qorshahii ugu weynaa ee AS oo la fashiliyay Gobolka Hiiraan

    January 22, 2023

    Qorshahii ugu weynaa ee AS oo la fashiliyay iyo Beerxaano oo gacanta dowladda soo gashay.…

    Waa Maxay Sababta Uu ciyaaryahanka Reql Madrid Vinicius Jr Ugu Ciyaarayo Kabo Madow?

    February 3, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.