Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    What's Hot

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Facebook Twitter Instagram
    Facebook Twitter Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Monday, March 27
    • Home
    • Wararka
    • Ciyaaraha
    • Arimaha Bulshada
    • jecelka
    • Caafimaadka
    Radio HalganRadio Halgan
    Mas’uuliyiinta Somaliland u magacowday Laascaanood oo iscasilaya+ go’aan ay ku dhawaaqeen
    Gudaha

    Mas’uuliyiinta Somaliland u magacowday Laascaanood oo iscasilaya+ go’aan ay ku dhawaaqeen

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comFebruary 9, 2023No Comments2 Mins Read0 Views
    Share Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddoomiye Ku xigeenkii dhawaan xukuumada Somaliland u magacowday gobolka Sool ayaa is casilay, xukuumadana wuxu ugu baaqay in ay ciidankeeda kala baxdo gobolka.

     

    Saleebaan Diiriye Cabdi oo madaxweyne Biixi u magacaabay xilka guddoomiye ku xigeenka Sool bilowgii kacdoonka Laascaanood, ayaa sheegay in uu xalka nabadu ku jiro Somaliland oo ciidankeeda la baxda.

     

    “Xalkii Laascaanood kolay xabad ayuu noqday, umada inta hadhay in ay kala badbaado waxa lagu heli karaa ciidamadaas oo Laascaanood lagala baxo” ayuu yidhi Diiriye.

     

     

     

     

    Waxa kale oo uu sheegay in Laascaanood ayna ku dagaalamayn argagixiso lakiin ay dagaalamayaan ciidamada Somaliland iyo dadkii deegaanka, waxa uu sheegay in ciidan beeleedyo iyo ciidamada Somaliland uu dagaalku u dhexeeyo.

     

     

     

    Waxa uu sheegay in uu iska casilay xilkii uu u hayay xukuumada Somaliland ee ahaa guddoomiye ku xigeenka gobolka Sool, isaga oo masuuliyiinta kale ee deegaanka kasoo jeeda ee xilalka hayana ugu baaqay in ay is casilaan.

     

     

     

     

    Dhinaca kale, maayarka iyo qaar kamid ah golaha deegaanka ee Laascaanood ayaa iyaguna ku baaqay in ciidamada Somaliland ay ka baxaan gobolka, iyagoo ciidamada ku eedeeyay tacadiyo xuquuqda aadanaha ka dhan ah, taasi oo xukuumadu beenisay.

     

    Wasaarada gaashaandhiga oo sii adkaynaysa sheegashada Somaliland ee ah in kooxo argagixiso ahi joogaan Laascaanood, ayaa tusaale usoo qaadatay mid kamid ah dagaalyahana guddaha magaalada ku jira oo la yidhaa Cabdi Madoobe, kaasi oo ay ku eedaysay in uu yahay Alshabaab

    Share. Facebook WhatsApp Twitter Telegram
    Previous ArticleSoomaalida ku dhimatay dhulgariirkii Turkiga oo sii korartay
    Next Article WAR CUSUB: Safiirada Beesha caalamka oo la xiriiray Isimadda SSC & M.Biixi & hanjabaada SL

    Related Posts

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023
    Lates News

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views
    Stay In Touch
    • Facebook
    • YouTube
    • TikTok
    • WhatsApp
    • Twitter
    • Instagram
    Popular News

    DEG-DEG:- Hoobiyeyaal ayaa hadda ku soconaayo Degmada Halgan ee Gobolka Hiiraan

    February 4, 2023

    Halgan(Radiohalgan.com)-Wararka aan ka heleeyno Degmada Halgan ee Bartamaha Gobolka Hiiraan ayaa tibaxaya in hatan lagu…

    Akhriso:- Xubno ka Tirsan Alshabaab oo lagu dilay gobolka Shabeelaha Hoose

    February 12, 2023
    Most Popular

    DEG DEG Cali Jeyte Guddoomiyaha Hiiraan oo muddo kaddib Beledweyne kuso laabtay

    March 25, 202332 Views

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 202327 Views

    Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Soomaaliland & kuwa deegaanka oo ka qarxay duuleedka Magaalada Laascaanood.

    March 26, 202326 Views
    Our Picks

    Ujeedka saraakiil sare oo ay Ethiopia usoo dirtay Beledweyne Somalia

    March 26, 2023

    MW JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    March 26, 2023

    19 muhaajiriin ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Tunisia

    March 26, 2023
    Radio Halgan
    Facebook Twitter Instagram YouTube WhatsApp TikTok
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    © 2023 Radio Halgan. Designed Saitco Ict Solution

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.